COOK AND CLEAN WITH ME || DHIIRIN GALINTA HOOYO || UNIQUE HOOYO
For more great Instant Pot recipes, please visit InstantPotEasy.com
Hello and thank you for watching my video If you like my videos, please like and subscribe. Instant Pot on Amazon 6 quart https://amzn.to/2WgFujn Instant Pot on …
Masha Allah 😍😘
Unique hooyo channel an ku xidhanaHy walhy
Masha Allaah qaali Mhdsanid jazakumallaah qeyr
Haa hooyo afar sadex wil iyo gabadh haysata.Weelka habeenki aa dhaqda. Organize way jeceshshay iyadaa sameeysa maalmahaam
MashaAlah unique hooyo.
Weli cake ma ku sameeysey instant pot
Waxaan ka soo gatey Walmart sale 8 qt
Beautiful walal xoogaga alle hakuubarakeeyo
Masha allah walashey hore usoco
ManshaAllah abaayo
Masha allaah abaayo aad ayaan ulascda barnamijyadada
Masha Allah, thank you so much sweetie for motivation ❤😍
Haa abaayo Aniga waxaan ahay hooyo waxaan joogaa maraykanka state north Dakota gabdhahayga hoosha qof kasta meel kuqoranyahay aankaaheen bathrooms iyo dhamaan meelaha ubaahan chemicals because waxaan kabaqaa without gloves in ay gacmaha lagalaan wilashayda way yaryaryahiin clean up song TV ugeeyaa bacda walmart udhiibaa pick qashiinka yaryar oodhan wayqaadaan hada way barteen warqad iyo receipt waxmuhiim ah haday arkaan they show me mum do you need this ?so I give them attention and ask them hooyo show me thank you because their dad told me if I don't give them attention they will throw away some important items like papers, receipts so on and so forth Marka abaayo Allah hanoodaayo kuwa aanheesanina Allah hasiiyo amiin
Haa hoyoo aan ahay Walaal waan u dhiiba shaqo marmar lakin markasta ma sameeyan wan jeclanlaha inan helo fikrad ah markasta shaqo yaro jogta ah inay sameeyan oo anay dhahayn why me??? thanks walashey
masha allaah abayo xooga allaha kuu barakeeyo
Abaayo nosoo badi barnamijyadaan dhiiragalinta ah
MashaAllah tabarakalaah qurux yummy JzkaAllah xabiibti I love it dhiirin galin wanaagsan😍
Masha Allaah haa abaayo mcnto hooyo ayaan ahay waan udiraa wiil iyo gabar shaqada qofkaan qaban shaqadaan udiro maan siiyo waxuu isagarabo ❤️❤️😘
😊
31 haysatay maalintaa kugu soo biiray
Masha Allah sister
Shukran abaayo waxaa rajaynaa inaa 100,0000 gaarto mardhaw aninga mudo dheer ku arkaayay laakiin subs cusub ahay